121
Israa|l ayaa olole ugu jirta in ay aqoonsi kale u hesho Somaliland, iyada oo Netenyaahu wada-hadal uu la yeeshey dhiggiisa Hindiya, Modi kala hadlay muhiimadda citiraaf-siinta SL sida ay werisey jariiradda Telaabiib ka soo baxda ee Israa|l-Hayom.
Hindiya, iyada oo eegaysa daneheeda ganacsi ee mara Gacanka-cadmeed kuna wajahan Yurub waxa ay noqon kartaa dal kale oo aqoonsada SL, sida ay werisey jariiradda oo intaasi ku dartay in Hindida dhib ka soo gaadhay weerarrada Xuutiyiinta Yemen ee dhinaca kale ee Gacanka jooga.

Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

