35
Dawlada Itoobiya iyo Bangiga Maalgashiga Yurub ayaa kala saxiixday lacag amaaha oo dhan 110 milyan oo yuuro, taasoo loogu talagalay horumarinta dhaqaalaha reer miyiga.
Ujeedada lacagtani waxaa in lagu caawiyo muwaadininta reer miyiga ah ee ku nool Itoobiya si loogu abuuro fursado dhaqaale oo ay ku horumariyaan noloshooda.
Halkaa Soomaalida fursad wayn baa uga banaan maadama Deegaanka Soomaalidu yahay mid kamid ah deegaamada ugu reer Miyiga badan Itoobiya.
