M/Erdogan Oo Dhigiisa Imaaraadka u Xaqiijiyay In Turkigu Ilaalinayo Midnimada Somaliya Iyo Yemen

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadal uu waxyar ka hor telefoonka kula yeeshay madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Maxamed Bin Zayed isagoo u xaqiijiyay in Turkigu; taageerrayo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya iyo Yemen.

Erdogan ayaa intaa ku daray ; “ Turkiga wuxuu isku diyaarinaya inuu qeyb ka noqdo dadaallada lagu ilaalinayo midnimada Soomaaliya iyo Yemen.” Sida ay baahisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.