“Ma-jiro Qorshe la isku Raacsan yahay oo Lagu soo Afjarayo Dagaalka Bariga dhexe.”RW Jarmalka

Ra’iisul wasaaraha Jarmalka,Friedrich Merz ayaa yiri:”Waxay u muuqataa in aan weli jirin qorshe la isku raacsan yahay oo si dhaqso ah usoo afjaraya dagaalka ka socda bariga dhexe. Arrintaasna waxay nagu abuureysaa walaac.”

Trump, wuxuu joogo boos uu leeyahay dagaalka waan joojinaya laakin waji guul ah tanaasulkeeda aan ka helo Iiraan, halka Iiraanida ay ku celcelinayaan haddii aan shuruudaha aan doonayno lagu joojin dagaalka , diyaar baan u nahay inaan dagaallano.

Related posts

Xoghayaha Gollaha sare ee Amniga Iran Oo War kasoo Saaray Marin Biyoodka Hormuz

Mareykanka Oo Shaaciyay in 140 askari oo Mareykan ah Lagu Dhaawacay Dagaaka Iiraan

Iraan oo Mar kale Gantaalo ku Garaacday Imaaraadka