Sida lagu sheegey warbixin uu soo saaray Machadka Daraasaadka Amniga Qaranka ee Israa|l, aqoonsiga Somaliland ayaa Israa|l siiyey saldhig difaac iyo weerar oo ka dhan ah xoogagga Xuutiyiinta Yemen, Badda-cas ilaa Bariga-dhexe.
Saldhigan ayaa Israa|l ay si fudud oo degdeg islamarkaana si kharash-yar uga falcelin doonto weerar kasta oo uga yimaadda dibedda, waxa kale oo saldhigga ay Somaliland siisey YH uu fududaynayaa ka-hortagga gantaallada lagu ganayo gudaha Israa|l — INSS.
Dawlada Fadaraalka Somaliya ayaa sheegtey in aqoonsiga Israa|l ay siisey SL ay uga golleedahay in ay ku hesho; Saldhig, ku soo daad-gurayso Falastiiniyiinta & in SL ay ku biirto Heshiiska Ibraahimiyada, balse Somaliland ayaa arrimahan iska fogeysey.

Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

