99
Madaxwayne Cirro Oo Diyaarad Khaas Ahi Hargeisa Ka Qaaday
Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Goor-dhawayd Ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeisa,Waxaana Madaxwayne Ciro Ku Jihaysanyahay Dalka Imaraadka Carabta oo Aqoonsiga Somaliland shaacin Doona
Madaxwayne Cirro Ayaa Sidoo Kale U Dhaafi Doono Wadanka Israa’iil Isagoo Ka Dagi Doona Talaabiib.

