79
Madaxweynahii Maraykanku qabtay ee dalka Venezuela, Nicolás Maduro, ayaa gaadhay Maxkamadda Federaalka ee New York, si loogu soo taago dacwaddo kala duwan oo Maraykanka ka dhan ah.
Maduro oo Ciidamada Maraykanku habeen madow kasoo qabteen Caasimada dalkiisa ee Caracas ayaa iyadoo xoog loo ilaalinayo loo gelbinayay dhanka Maxkamada federaalka ee New York, iyadoo la filayo in lagu soo oogo danbiyada loo haysto.
Qaar ka mid madaxda Caalamka oo ay ku jiraan dalalka Shiinaha, Ruushka, Brazil, Iiraan, Colombia, Spain, iyo Cuba ayaa si adag u cambaaraysay weerarkani lagu soo qabtay Madaxweynihii Vanazeula, iyagoo ku tilmaamay sharci jebin Caalami ah.
Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

