Madaxweyne Erdogan oo Booqasho Taariikhi ah ku Tagay Magaalada Qaahira

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Qaahira, halkaas oo uu si weyn ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi.

Soo dhoweynta ayaa ahayd mid heerkeedu sarreeyo, iyadoo loo riday 21 madfac oo salaan sharaf ah, waxaana weheliyay dabaaldagyo waawayn oo lagu maamuusayo xiriirka cusub ee labada dal.

Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xasilloonida gobolka, taas oo calaamad u ah bog cusub oo u furmay diblomaasiyadda Turkiga iyo Masar.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.