Maraykanka ayaa shaaciyay dhimashada Askari kale oo ay sheegen inuu ku dhintay duqaymihii loogu gaystay xarrumo ay ku lahaayen dalka Sacuudiga.
Maraykanka inta uu baahiyay marka la eego, waxaa muuqanaysa in duqaymihii !ran ee gobalka khasaare baaxadle gaysteen. Hanti iyo Nafba.