20
Addis Ababa, sida lagu daabacay barta X ee Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika, sarkaal ka SBO Nick checker ayaa kulan la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Mareykanka ayaa bogaadiyay iskaashiga la-dagaallanka argagixisada, hase ahaatee wuxuu ku adkeeyay in laga dhabeeyo horumarka amniga iyo isla-xisaabtanka dowladda. Kulankan ayaa ah mid doceed dhinac socda shir-madaxeedka Midowga Afrika.
