Masar Oo ku Dhawaaqday in Talaabo Adag Ka Qaadi-doono Dadka Aflagaadeeya Dalalka Khaliijka Carabta

Dawlada Masar ayaa ku dhawaaqday in talaabo adag oo sharci ah laga qaadi doono qof kasta oo aflagaadeeya dalalka Khaliijka Carabta iyo masuuliyiintooda, Isla markaana taageera !ran.

Masar waxay uga digtay aqoonyahannada, wariyeyaasha, iyo dadka saameynta ku leh bulshada inay taageeraan weerarada Iiraan oo ay isku dayaan inay dhaawacaan xidhiidhka Masar ay la leedahay dalalka Carabta.

Cid kasta oo aflagaadeeysa madaxda Dalalka Khaliijka Isla markaana taageerta !ran waxay Qaahira sheegtay inuu ciqaab mudanayo.

Related posts

Madaxweynaha Iran Oo ka Hadlay Cawaaqib Xumada ka Dhalan karta Weerarada Goobta Gaaska

Khasaaraha ka Dhashay Weerarkii Iran Caawa ku Qaaday Sacuudiga Oo la Shaaciyay.

“Laftagareen waa Beentiis Hawiye Duulaan kuma ahan Beydhabo” Xildhibaanada K/Galbeed..