Home SomaliMaxkamada Shiinaha Oo Xukun Dil ah ku Riday Maamuulihii Shirkadda Diyaaradaha Mileteriga ee dalkaasi.

Maxkamada Shiinaha Oo Xukun Dil ah ku Riday Maamuulihii Shirkadda Diyaaradaha Mileteriga ee dalkaasi.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Maxkamad ku taalla dalka Shiinaha ay xukun dil ah ku riday Tan Ruisong oo ahaa maamuulihii shirkadda diyaaradaha Mileteriga ee dalka Shiinaha kaas oo lagu helay in uu musuq maasuqay 100 Milyan oo Dollar.

Xukunka ninkan lagu riday ayaa qayb ka ah dagaal adag oo Shiinuhu uu la galay dadka xatooyada ku sameeya xoolaha dadweynaha sida kuwa lacagaha lunsada, kuwa guryaha ka dhista hantida dadka ka dhaxaysa iyo kuwa si kale u adeegsada cashuurta dadweynaha laga soo ururiyey.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.