Midawga Yurub Oo Cadeeyay Inay-san ku Biiri doonin Gudiga Nabada Qasa kaliya ay

Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa cadeeyay in Brussels aysan ku biiri doonin guddiga nabada Qasa oo uu aasaasay madaxwaynaha Maraykanka Trump balse ay ka qeybgalayaan kaliya kulanka hordhaca ah.

Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa sheegay in ka qeybgalka kulanka uu qeyb ka yahay dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu xoojinayo wadahadalka iyo iskaashiga caalamiga ah, iyagoo xusay in mowqifkooda rasmiga ah uu weli madax-bannaan yahay.

Kulankan ayaa la filayaa inuu diiradda saaro arrimaha nabadda iyo iskaashiga caalamiga ah, xilli ay socdaan dadaallo kala duwan oo lagu xallinayo xiisadaha ka taagan meelo kala duwan oo dunida ah.

Related posts

Maraykanka Oo Billowday Hawlgal Lagu Furfurayo laguna Rarayo Agabka Reaktar Nukliyeer ah.

Iran oo Ogolaatay in Hay’adda Tamarta Adduunku Kormeerto Xarumaheeda Nukleerka

Shaqa Joojin Sababtay dib u Dhac ku Yimid Duulimaadyadii Garoonka Kenya