Milatariga Venezuela Oo ka Horyimid Qorshaha Trump Ee ku Simaha Madaxwaynaha Venezuela

by Heemaal
0 minutes read

Milatariga Venezuela Vladimir Padrino oo warsaxaafadeed kasii daaayay telefishanka Venezuela ayaa sheegay in ay go’aamiyeen cida sida ku meel gaadh ka ah u qabanaysa talada dalkaasi.

Waxa uu sheegay in ciidamadu ay taageero siiynayaan madaxweyne ku xigeenka Delcy Rodríguez, si ay u noqoto madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee Venezuela, talaabadaasi oo ka hor imanaysa qorashada madaxweyne Trump ka damacsan yahay cida majaraha u qabanaysa talada dalkaasi taasi oo dhigaysa in talada loo dhiibo dawlad sharci ah oo ka saarta dalka xaalada kala guurka ah gaadhsiisana doorasho.

Have any thoughts?

Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.