1. Metre-Marit amiirada ahna xaaska dhaxal sugaha boqortooyada Norway.
2. Thorbjørn Jagland soo qabtay jagooyin badan wuxuu soo noqday raisal wasaare, gudoomiye baarlamaan wasiirka arimaha dibada, gudoomiyaha xisbiga shaqaalaha Norway ee Arbeiderparti wuxuu kaloo xilkasoo qabtay Nopel peace prizeka.
3.Mona Juul waxay ahayd safiirada dalka Uk ufadhida Norway iyada waxaa kujira lacago ay ka qaadatay jeffrey Epstein lacag ilaa 5m ah waxaa ku jira in ay wada hadleen caruurteeda weli kiisasku way iska soo daba dhacayaan.


