Norwey Oo taageero u muujineysaa Denmark, Kana Hor Timid Damaca Trump

by Heemaal
1 minutes read
A+A-
Reset

Grønland waa qayb ka mid ah Boqortooyada Denmark. Norway waxay si buuxda taageertaa Boqortooyada Denmark, ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Norway, Jonas Gahr Støre, qoraal uu soo saaray.

Ra’iisul Wasaaraha Norway, Jonas Gahr Støre, waxay muujiyey taageerada buuxda ee Norway u hayso Boqortooyada Denmark, gaar ahaan marka la eego xaaladda Grønland oo qayb ka ah Denmark. Norway, oo sidoo kale ka tirsan wadamada Nordic, waxay dhirbaaxo ku tahay in faragelinta Mareykanka ee arrimaha Grønland ay tahay mid aan la aqbali karin, iyadoo ay muhiim tahay in Denmark ay noqoto mid madax-bannaan oo go’aan ka gaarta arrimahaas.

Trump wuxuu horay u soo jeediyay inuu Mareykanka iibsado Grønland, taasoo dhalisay dhaleeceyn xooggan gudaha Denmark iyo guud ahaan waddamada Nordic. Waxaana laga digayaa in faragelinta Mareykanka ay keeneyso xiisado cusub.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.