Odayaasha Dhaqanka Somaliya Oo Mucaaradka Ugu Baaqay inay ka Qeyb-galaan Gogosha Uu Fididyay Xasan Sheekh
Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta Shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray baaq ay u dirayaan Madaxda Mucaaradka ee Dowladda...