123
Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiista ay ku qabatay dagaalka ay ku cidhibtirayso kooxaha Argagaxisada ah ee ay kula dagaallmaysay buuraha Calmiskaat.
Maxaabiista waxa u badan Ajaaniib sida dawladda Puntland sheegtay waxa ku jira kuwo ka soo jeeda waddamada Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania.
Puntland ayaa guullo muhiim ah ka gaadhay dagaalka ay kula jirto argagaxisada iyadoo shacabka iyo xukuumadduba iskaashanaya.








