Home Somali“QM Waxay Diyaarinaysaa Weerar Nukliyeer ah Lagu Daadi karo Iran.”Diblomaasi Iska Casilay Xilkii Qaramada Midoobay.

“QM Waxay Diyaarinaysaa Weerar Nukliyeer ah Lagu Daadi karo Iran.”Diblomaasi Iska Casilay Xilkii Qaramada Midoobay.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Diblomaasi sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay, Maxamed Safa ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay jagada uu muddo 12 sanno ah ka hayay Qaramada Midoobay, isagoo sabab uga dhigay inay saraakiisha sare ee Qaramada Midoobay u shaqeynayaan koox awood leh oo dano gaar ah leh, isla markaana ay hadda Qaramada Midoobay isku diyaarinayso weerar nukliyeer oo lagu qaadi karo Iiraan.

Wuxuu yiri;-“Dadku ma fahmayaan sida ay arrintani u halis u tahay.Waxaa laga hadlayaa dhimashada 10 milyan oo qof, dad caadi ah oo leh nolol iyo riyooyin! Kaliya shacabka ayaa joojin kara arrintan hadda dhaqaaq!

Taariikhda ayaa ina xusi doonta.”

Screenshot

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.