Ra’iisul wasaaraha Qatar Oo Maanta Booqasho aan la Shaacin ku Tagay Venezuela

Ra’iisul wasaaraha dalka Qatar, Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa maanta booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Venezuela, taa oo ka dhigan sarkaalkii u sarreeyay oo ka baxsan Mareykanka oo afgambiyay maamulkii Venezuela, oo booqanaya dalkaa, iyadoo aan wali la bixin faahfaahin la xiriirta booqashadan.

Qatar ayaa muddo dhex dhexaadinaysay Mareykanka iyo Venezuela, waxayna ka mid tahay dalalka doorka ku leh isbeddelada ka dhacaya dalkaa ee Mareykanka uu gacanta ku hayo.

Screenshot

Related posts

Somaliya Oo si Rasmi ah u Dhaqan Gelisay Nnidaamka Cusub Ee Electronic Travel

“Qalabkan Qiimaha Laydhka Boorama wuxuu ka Dhigi Doonaa…” Wasiirka Macdanta Somaliland

Somaliland Oo Shaacisay Deegaanada Laga Arkay Bishan Ramadaan