Saudi Crabiya ayaa joojiyey in aay dhulmaraan dalkiisa Diyaaradaha Imaaraadka ee bosaso iyo Berbera u socda ee sida sahayda iyo hubka loogu talagalay maleeshiyada (RSF) ee Suudaan
Waxan joojinay isticmaalka marinada hawada ee Sacuudi Carabiya ee u socda Somalia Sudan iyo Liibiya
Tani waxay calaamad u tahay hakadkii ugu daraa ee ku yimid marinka Imaaraadka kaas oo xitaa xaaladaha Sacuudiga iyo UAE bedili kara
Diyaaradaha Imaaraadka waxay u leexatay wado kale oo sii marta Boosaaso ka dibna garoomada diyaaradaha ee Chad oo ah taageeraha labaad ee ugu weyn maleeshiyada RSF ta ka dib Imaaraadka Carabta u geeyo sanado milatari
Hakintaan waxay keenaysaa su’aalo ku saabsan suurtagalnimada in Sacuudi Carabiya aay mamnuucdo shixnadahaan ka gudbaya hawadeeda, iyadoo la tixgelinayo xiisadaha dhawaan dhex maray labada dal ka dib markii Imaaraadka uu ku fashilmay Dalka Yemen
Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

