Saddex Qof Oo ku Dhintay, 14 kale-na Oo ku Dhaawacmay Rasaas Lagu furay Dad ku sugnaa Texas Maeaykanka.

Saddex qof ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen rasaas uu nin ku furay dad Baar ku sugnaa Austin, Texas Maeaykanka.

FBI-da Maraykanka oo ka Hadlay, ayaa weerarkan ku tilmamay mid argagixiso ah oo la xidhiidha dagalka Eeran.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan