Safiirka Iran ee Sucuudi Oo Sheegay In aysan Iran Marnaba Beegsan kaabayaasha Dhaqaalaha Sucuudiga

Safiirka Iiraan ee Boqortootada Sucuudi Careebiya ayaa u sheegey Reuters: In Iiraan aysan marnaba beegsan kaabayaasha dhaqaalaha Sucuudiga & dowladaha kale ee Khaliikaj:

“Iiraan ma weerarin wershado shidaal marnaba.” Ayuu yidhi Danjire Cali Radaa oo dhowr mar xusey in Sucuudi & Cummaan aysan iyagu beegsan.

Dagaalka Bariga-dhexe ayaa ka sokow Iiraan keeney in xilligan ay dalalka Carabta is weydiinayaan xidhiidhkooda Reer-galbeedka ka dib saameyn siyaasadeed & dhaqaale oo soo gaadhay.

Related posts

Afhayeenka Ilaalada Kacaanka Iran Oo ka Hadlay Qiimeyntii ay Sameeyeen Sirdoonka Maraykanka

Saldhiga Maraykanka Ee Kuwait Oo la Weeraray Iyo Markabkii dagaalka Mareykanka Oo dib ugurasho ku jira

Hoobiyaal lagu Garaacay Caawa gudaha Airport-ka Muqdisho Gaar ahaan Xerada Maraykanka