Shacabka Iran Oo Iskugu soo-baxay Taageerada Hoggaamiyaha Ruuxiga Cusub ee Iran

Shacabka Iran ayaa isu soo-bax ballaaran oo lagu taageerayo hoggaaminta Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran ee hadda la doortay Ayatollah Mojtaba Khamenei ka dhigay Barxadda Tehran (Revolution Square)

Xili duqaymo kala joogsi lahayn ay ku socdaan goobaha shacabka ayaa diyaaradaha ay dul heehabayan, hadana meelo kala duwan ayay iskaga soo baxeen iyagoo taagere u muujinaya hogaanka cusub ee !ran dooratay. Halka dhigooda ISRL, ay guryaha hoostoda u hoydaan.

Related posts

M/Putin Oo Sheegay inuu Diyaar u yahay In Shidaal Uu ka Iibiyo dalalka Yurub iyo Maraykanka

Itoobiya Iyo Israel Oo Sare U Qaadaya Xiriirkooda Xili Dagaalka Iran Meel Adag Marayo.

Sarkaal ka Tirsanaa Sirdoonka Ciidmada Badda ee Mareykanka Oo Xog Xaasaasi ah Bixiyay.