Sheekh Dalmar Iyo Meerayaasha Cusub Ee La Arkay

by Heemaal
1 minutes read
A+A-
Reset

Hay’adda sahanka hawada sare ee dalkan Maraykanka ee NASA ayaa soo bandhigtay, inay heleen toddoba Meere oo cusub, kuwaas oo cabbir ahaan le’eg dhulkan aynu ku noolahay. Meerayaashan cusub ayaa…

Hay’adda sahanka hawada sare ee dalkan Maraykanka ee NASA ayaa soo bandhigtay, inay heleen toddoba Meere oo cusub, kuwaas oo cabbir ahaan le’eg dhulkan aynu ku noolahay.

Meerayaashan cusub ayaa soo jiitay warbaahinta caalamka, waxaana aad looga faallooday, xogaha sheegaya inay suuro gal tahay in nololi ka jirto meerayaashan.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa arrintan ka Waraystay Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ah aqoonyahan ku xeeldheer diinta Islaamka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.