Sirdoonka Shiinaha Oo Baaritaan ku Bilaabay Janaraal Lagu Eedeeyay Inuu Xog Siiyay Maraykanka

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegay in sirdoonka Shiinaha ay baaritaan ku wadaan mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya ciidanka Shiinaha, oo lagu magacaabo ,Jen. Zhang Youxia kaas oo lagu eedeeyay dembi culus oo la xiriira inuu sirta nukliyeer ee Shiinaha ah u gudbiyay Mareykanka.

Jenaraalkan, Zhang Youxia, wuxuu ahaa ku-xigeenka labaad ee hoggaaminta milatariga Shiinaha isagoo si toos ah uga hoos shaqeynayay madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.

Screenshot

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.