133
Somaliland ayaa sheegtey in ay magaalada Hargeysa ka joojisey diyaaradda dalka Jabuuti ee Air Djibouti, sida ay tebisey warbaahinta Somaliland tasoo imanaysa xilli dhawaan ay SL u yeedhatay wakiilkii u joogey Jabuuti, iyada oo Jabuuti-na ay dib u celisey wakiilkeedii Hargeysa.
Xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Djibouti ayaa sii xumaanaya iyadoo arrintaasi loo aanaynayo Ictiraafka Somaliland ka heshay dalka Isreal oo Jabouti si weyn ugasoo horjeedsatay.
Dawlada Fadaraalka ayaa dhigeeda Jabuuti ku amaantay inay safka hore uga jirto dalalka difaacaya midnimada Soomaaliya ee ka soo horjeeda tallaabada Israa|l.
Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

