Somaliland Oo si Adag u Cambaaraysay Wasiir Fiqi oo ugu Goodiyey Faragelin Millateri,

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay Wasiir Fiqi oo maanta ugu goodiyey faragelin millateri, iyada oo SL hadalladaas ku sifeysey ‘Halis’.

Dhinaca kale Somaliland waxa ay sheegtey in ay ku taagan tajay xuduuddii 1960-kii, xilli Madaxweyne Xasan Shiikh ku wajahan yahau Woqooyi-bari.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.