Somaliland oo War Adag kasoo Saartay Hadallo Kicin Dagaal ah Wasiir Fiqi kasoo Yeertay

by Heemaal
0 minutes read

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, ayaa si kulul u cambaareysay hadallo ka soo yeedhay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, kuwaas oo ku saabsana faragelin ciidan oo dibadeed oo ka dhan ah Somaliland.

Somaliland waxay hadalladaas ku tilmaantay kicin dagaal iyo ku xadgudub sharciga caalamiga ah, isla markaana khatar ku ah amniga Geeska Afrika.

Dhanka kale, Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay cambaareeyaan hadal ka soo yeedhay Axmed Macalin Fiqi.

Have any thoughts?

Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.