33
Somaliland waxay ku guulaysatay in shirkadda Google dib u saxdo khariiradda Laawaycado ilaa Yoocada, oo markii hore laga tirtiray qaybo kamid ah.
Dhalinyaro muwaadiniin reer Somaliland ah ayaa dacwad ay gudbiyeen shirkaddu aqbashay, waxaana map-ka mar kale lagu celiyay sidii ay ahaayeen xuduudihii gumaystuhu.