Somaliya Oo la Safatay Kuwait Markii Is-qabsi Dhinaca Xaduud Uu Dhax-marey Kuwait iyo Iraq

Dawlada Somaliya ayaa la safatay Kuwait markii is-qabsi DHINACA xaduudA ah uu dhax-marey Kuwait iyo Iraq, taas oo muujinaysa in DFS dhexgashay xiisad u dhaxaysa labo dal oo ay xariir la leedahay, waliba dhinac raacday.

Ciraaq ayaa bilo kahor Soomaaliya siisay hub iyo Rasaas, Shidaal suuqyada madow dib loogu xaraashay iyo Jeeb-galis dhaqaale ah.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan