Wednesday, April 8, 2026

Taliyaha Ciidanka Cirka Iran Oo ku Hanjabay Inay Jawaab Adag ka Bixinayaan Duqaymaha Israel

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Taliyaha Ciidanka cirka iyo gantaalaha Iiraan ayaa sheegay in Iiraan ay diyaar u tahay iney jawaab adag ka bixiso weeradadii ugu dambeeyay ee ISRL ay ku qaaday Lubnaan.

Wuxuuuna cadeeyay in weerarada ISRL ee ka dhanka ah Xsbulaaah ay Tehraan u aragto kuwo si toosa u dhaawacaya Iiraan lafteeda.

Wasiirka Arrimaha-dibedda Iiraan, Sayid Cabbaas: “Xabbad-joojintu waa wax cad, Mareykan waa in uu doorto xabbad-joojin ama dagaal….ma soconayso in Lubnaan la xasuuqo, annana xabbad-joojin ku jirno, kubbaddu waxay jirtaa dhanka Mareykan.”