“Iran Ha-tixgeliso Heshiiskii Difaac Ee Islamabad iyo Riyaad.”Wasiirka A.Dibadda Pakistan

Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Ishaq Dar, ayaa Iiraan ku wargeliyay, In Tehraan texgeliso heshiiskii iskaashiga Islamabad iyo Riyaad.

Islamabad waxaad ayaa hadda u muuqata, in Tehraan kaga digayso duqaymaha ay ka geesanayso dalkaasi Sacuudiga.

Sacuudiga ayaa u muuqda mid meel cidlo ah soo dhacay, kadib markii Maraykanka u jeestay difaacida ISra|il oo kaliya, waxeey aakhirkii ku qasabtay warqadihii heshiiska ee kala dhaxeeyay Islamabad uu dib u xasuusiyo.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan