Tirada Diyaaradaha Is-qarxiya Ee Iran Weerarada ku Fulisay Oo la Shaaciyay

Dowladda Iiraan ayaa la sheegay in ilaa hadda oo dagaalku galay maalinkii Lixaad inay dirtey in ka badan 2 Kun oo diyaaradood oo nooca isqarxiya ah (Drones), kuwaas oo ay ku weerartay Israa’iil iyo Maraykanka.

Warkan oo ah baahisay Wakaalada Wararka Fars ayaa lagu sheegay in ay tiradaas diyaaradaha ay ka dhigan tahay in Iran ay maalinkii dirto 330 diyaaradood in ka badan, taas oo dunidu aad uga yaabeen.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan