Trump Oo Ex Madaxwayne Biden ku Eedeeyay Inuu Afgaanistan Uga soo Cararay Agab Milatari

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump ayaa sheegay in Madaxweynihii ka horeeyay ee Biden uu Wadanka Afgaanistaan uga soo cararay taangiyo iyo diyaarado milatari.

Trump wuxuu sheegay inuu Biden waydiiyay sababta uu diyaaradaha usoo qaadi waayay maadama ay iyagu duuli kareen, wuxuu iigu jawaabay ayuu yidhi “Taas cidna kama fikirin.

Sanadkii hore Trump ayaa Maamulka D/Libaan ugu hanjabay iney si degdega usoo celiyaan qalab ciidan oo qiimahiisu dhan yahay 7 bilyan oo dollar oo Mareykanku kaga soo cararay Afgaanistaan hase ahaatee D/Libaanka ayaa ugu jawaabay “Trump hadii aad awoodo kaalay qaado.”

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.