Trump Oo ku Dhawaaqay in 700 Oo ka tirsan Ciidamada ICE Laga Saaray Minnesota.!

by Heemaal
1 minutes read
A+A-
Reset

Xukuumada madaxwayne Trump ayaa ku dhawaaqay in 700 ka tirsan Ciidamada Immigrations iyo Customs Enforcement (ICE) laga soo saarayo Minnesota!

Waxaa maanta si rasmi ah loo sheegay in xukuumadda Madaxweyne Trump ay bilaabi doonto in ay ka soo celiso gobolka Minnesota ilaa 700 oo sarkaal oo ka tirsan ciidanka ICE, kadib markii ay dhibaatooyin siyaasadeed iyo kuwo bulsho ka dhasheen howlgallada socda ee lagu magacaabo Operation Metro Surge ee ka socday gobolka. 

Trump ayaa sheegay in haddii isfahanka u dhexeeya dowladda federaalka iyo hogaanka Minnesota uu sii socdo, waxaa suuragal ah in ay si wadajir ah u gaadhno go’aanno waaweyn oo mustaqbalka ah

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.