117
Madaxweyne Trump ayaa qalinka ku duugay in Maraykanku ka baxo 66 hay’adood oo caalami ah oo ay sheegeen in aysan u adeegayn danaha Mareykanka.
Hey’adaha waxaa ka mid ah, hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan isbeddelaka cimilada, sanduuqa Qaramada midoobay ee dimoqaraadiyadda, iyo ku dhawaad 30 hay’adood oo kale oo ah kuwa Qaramada Midoobay.
