Turkiga Oo ku Biiraya Sahminta Shidaalka iyo Gaaska Venezuela

Turkiga ayaa ku biiraya sahminta shidaalka iyo gaaska Venezuela, isagoo ka faa’iideysanaya heshiiska ay dhawaan galeen shirkadda tamarta Turkiga iyo shirkadda Chevrons oo ka mid ah shirkadaha ugu weyn Mareykanka , taa beddelkeeda shirkadda Mareykanka waxay ku biireysa howlaha sahminta ee Turkiga uu ka wado dibadda , sida ay werisey Bloomberg.

Turkiga hadda sahminta ugu weyn ee gaaska iyo shidaalka , wuxuu ka sameynaya badda madow,xeebaha Soomaaliya, Liibiya iyo Suuriya , ma cadda haddii Turkiga uu khayraadka dalalkan ku beddelanayo ku biirista khayraadka Venezuela.

Related posts

Israel oo ansixisay soo jeedin lagu diiwaangelinayo dhulalka Daanta Galbeed (West Bank) inay yihiin “hanti dowladeed”

In ka badan Kun Askri oo ICE ah Oo laga Saaray Minnesota.

Shiinaha Oo Maanta Xaqiijiyay inuu Iran ku Wareejiyay Raadaarka nooca YLC-8B.