Turkigu oo Diyaargarow Dagaal Galay Maanta.

Turkigu diyaargarow dagaal ayuu galay. Xukuumadda Erdoğan ayaa maanta hawl gelisay diyaaradaha kormeerka iyo digniinta ee loo yaqaan “Barış Kartalı” [Gorgorka Nabadda].

Sida uu baahiyay Telefiishanka TRT, mid ka mid ah diyaaradahaas ayaa galabta hawada loo diray si ay ula socoto dhaqdhaqaaqyada cirka iyo badda, taasoo qayb ka ah diyaargarowga iyo xoojinta amniga dalkaas.
HNN

Related posts

Sacuudiga, Pakistan,Turkey & Masar Oo Heshiis Gaaray Iyo Turkiga Oo Iran Uga Digay Weerarada Dalalka Carabta.

Israa’iil Oo Sheegay Inay 20 Qof ku Dhaawacmeen Gantaalo ay Caawa Iran ku Weerartay Dimona

Israel Oo ku Baaqday in loo Midoobo Dagaalka Iran Walaac-na ka Muujisay Gantaalka 4,000 KM