Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya ayaa si rasmi ah u cadeeyay in Soomaaliya ay kamid noqotey 3 Dal ee haysta diyaaradaha dagaalka ee F-16.
Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Dowlada Turkigu ay ciidanka xooga dalka Soomaaliya u keentay diyaaradaha dagaalka ee F-16.
Afrika sedex Dal oo kaliya ayaa haystay diyaaradaha F-16, kuwaasoo kala ah.
1) Masar waxay haysataa 220 diyaaradaha dagaalka ee F-16 ah.
2) Marooko waxay haystaa 23 diyaaradaha F-16 ah, laakin waxaa jira heshiis ay Mareykanka la gashay oo tiro intaa ka badan ay sanadada soo socda ay ku helayso.
3) Soomaaliya oo iyaduna hada heshay 3 diyaaradaha dagaalka ee F-16 ah.
Ma jiro wadan kale oo Afrikaana oo xitaa haysta hal diyaaradaha F-16 ah.