Inta badan wasiiradda arrimaha dibada Dalalka Carabta iyo Muslimiinta ayaa maanta gaaray Riyaad halkaas oo lagu qabanayo shir deg deg ah oo ay martigalinayso Boqortooyadu.
Shirka ayaa looga hadlaya xaalada Bariga Dhexe. Masar ayaa riixaysa in la dhiso ciidanka amniga Carabta. Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ku sugan Sucuudiga macada wali in uu kulanka xaadiri doono iyo in kale.