Wasiirka A.Dibada Iran Oo ka Hadlay In Dagaalkan ay Chine Iyo Ruushka ka Caawinayaan

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Araghchi ayaa waraysi uu siiyay NBC News , waxaa lagu waydiiyay haddii dagaalkan ay ka caawinayaan Ruushka iyo Shiinaha.

Wariyaha NBC : Ruushka iyo Shiinaha ma si firfircoon bay idiinka caawinayaan dagaalkan?

Araghchi: Mar walba way na caawiyeen.

NBC: Taasi ma ka dhigan tahay haa?

Araghchi: Faahfaahin kama bixinayo arrintan anagoo ku jirna bartamaha dagaal.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan