111
Hargaysa: Wasiirka Arrimaha-dibedda Israa|l, Gedeon Saar ayaa la kulansan Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, iyada oo ay ka wada-hadlayaan iskaashiga amniga & siyaasadda ee labada dhinac ka dib aqoonsigii, sida ay werisey warbaahinta Israa|l, waxa Israa|l ay saldhigyo ka heleysaa Berbera kuwaa oo ay ku xoojinayso howlgalladeeda Badda-cas.
DFS ayaan weli wax falcelin ka samayn socdaalka wufuudda Israa|l ee Somaliland.
