Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araqchi, ayaa qaaday tallaabo xeeladeysan oo logu jawabay Donald Trump
Trump: “Iiraan waa inay furtaa marin-biyoodka Hormuz si kasta oo ay noqoto. Aad baan u hubaa inay sidaas sameyn doonaan.”
Araqchi: “Ma awoodno inaan helno dhammaan miinooyinka lagu aasay marin-biyoodka Hormuz, mana hayno qalabkii lagu ogaan lahaa. Sidaas darteed, hadda suurtagal ma aha in la furo.”
Miinooyinka waxaa si degdeg ah u dhigay doonyo yaryar oo ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, qaarna waxay ka leexdeen meeshii hore loogu aasay.

