Imaaraadka Oo Sheegey inuu ka Qayb-galayo Howlgalka Mareykanka ee lagu Furayo Marinka Hormuz

Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtey in ay ka qayb noqonayso howlgalka Mareykanka ee lagu furayo marin-biyoodka Hormuz oo ay xidhay Iiraan, sida uu sheegey La-taliyaha Diblumaasiyadda UAE, Anwar Gargaash.

;Dalalka Yurub badidood ayaa ka gows-adaygay in ay qayb ka noqdaan howlgalka Mareykanka ee Hormuz.

Related posts

“Hadii Maraykanku Awoodi waayen Sugida Amniga Hormuz Anagu Waxaba kama Qaban karno..”Wasiirka Arimaha Dibada Ee Jarmalka

Aqalka Cad oo ka Hadlay Is-casilaadda Madaxa Xarunta La-dagaalanka Argagaxisada ee Maraykanka

Iran Oo Xaqiijisay in Taliyaha Ciidanka Basij, Lagu Dilay Duqeyn ay fuliyeen ciidamada Israel