“Xalka Somaliya waa Doorasho Deg-deg ah Oo la Qabto..”Golaha Mustaqbalka Ee Mucaaridka

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen baaq Qaran oo ku socda bulshada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka.

Kulanka oo uu shir Guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan, waxa ayna goluhu Alle uga baryeen shacabka tabaalaysan in uu ka dulqaado dhibaatada.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.