Xasan Sheekh:-“Hadii Ciidamo Israel ah la Keeno Somaliland Dagaal ayaanu ku Qaadi-doonaa”

by Heemaal
0 minutes read

Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheekh oo Hada Qatar Ka Sheegay In uu Weerar Ciidan Ku Qaadi Doono Somaliland Marka uu Dhaco Heshiiska Dhinca Amniga ah ee Dhawaan Ay Wada Gali doonaan Dalalka Isreaii”l iyo Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlaya telefashanka Al-Jazeera ayaa ku hanjabay inay dalkiisa ka difaaci doono hadii ciidamo Israel ah la keeno

“Haddii Israal ciidan keento woqooyiga dalkeena [Somaliland] waan la dagaallamaynaa waana is difaacaynaa… marnaba ma oggolaan doono Yahuuda.”

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.