Xoghayaha Guud ee NATO oo Trump kala Hadlay Xaaladda Jasiirada Greenland

by Heemaal
0 minutes read
A+A-
Reset

Xoghayaha Guud ee NATO Mark Rutte ayaa sheegay inuu kala hadlay Madaxweyne Mareykan Donald Trump armo ku saabsan xaaladda Greenland iyo Arctic.

Kaddib wada hadalka uu la yeeshay Trump, Rutte ayaa ku qoray barta X: “Waxaan sii wadi doonaa howshan, waxaanan rajaynayaa inaan ku arko isaga Davos dhamaadka toddobaadkan.”

Trump ayaa kasoo qeybgeli doonaa shirka Golaha Dhaqaalaha Adduunka ee Davos, Switzerland, dhamaadka toddobaadkan iyo sidoo kale hoggaamiyayaasha Faransiiska, Jarmalka, Netherlands iyo Finland.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.