54
35 ka hor maanta oo kale, 4-ta Febraayo, ayay ahayd markii Jabhaddii SNM oo uu hoggaaminayeen saraakiil uu ka mid ahaa Korneyl Biixi ay xasuuq ka geysteen deegaanada u dhexeeya Dilla ilaa Boorame, iyagoo si isir ah u beegsanaya beelaha Gadabuursi.
Waa taariikh mahadho iyo xusuus xun xambaarsan, oo ku dhigan dhigaalka kooxdii jabhadda ahayd ee SNM ee 1991 Dawladdii kacaanka ka qabsaday Goboladii Woqooyi ee Soomaaliya.
