Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta SSC-khaatumo Mudane Abdisahal Jaamac Maxamed ayaa Magacaabay Maamulka Degmooyinka Gobolada Sool, Sanaag, Cayn iyo Gobolka Xaysimo Qayb ka mida..
Isagoo Masuuliyiintaas faray inay Wajibaadkooda Shaqo u Gutaaan Sida ugu Hufan..